Xiisad siyaasadeed oo ka Dhex oogantay Donald Trump iyo Baarlamaanka Dalka Britain

Xiisad siyaasadeed oo ka Dhex oogantay Donald Trump iyo Baarlamaanka Dalka Britain

daajis.com:-  waxaa xiisad siyaasadeed ay ka dhex ooogantahay Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Maraykanka Donald Trump iyo Baarlamaanka Dalka Britain.

Xiisada ayaa ka dhalatay markii Xildhibaanada Britain ay keeneen mooshin qeexaya in dalkaasi gabi ahaanba laga mamnuuco Donald Trump madaama uu dhawaan ku hadlay ereyo Islaam naceyb ah.

Boqolal kun shacab reer Britain ah ayaa saxiixay in dalkaasi laga mamnuuco inuu yimaado Donald Trump.

Musharax Donald Trump oo ka jawaabayay warka Britain ayaa markiisa ku hanjabay inuu inuu kansali doono Maalgashigiisa 700 million ee Giniga Istarliinka taasoo uu hore y geliyey Gobalka Iskotland ee dalka Britain.

Wali waxaa taagan qorsha baarlamaanka Britain ee ah inay 18-ka bishaan cod u qaadi doonaan sidii Donald Trump looga mamnuuci lahaa dalkaasi Britain.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada