6 Sababood Oo Kaa Hortaagan Inaad Noqoto Qof Maalqabeen ah Ama Taajir ah..

6 Sababood Oo Kaa Hortaagan Inaad Noqoto Qof Maalqabeen ah Ama Taajir ah..

daajis.com:Qofkasta Waxa uu rabitaankiisu yahay inuu tacbo Maal Oo uu taajir noqdo Si mustaqbalka uu ugu raaxaysto haddaba Si qofkasta Haddafkiisa  taajirnimo u gaadho waxaa looga baahan yahay inuu ka hortago arrimahan halista ku ah dhaqaalihiisa soo galo uusan isagu war uhayn inay maalintii soo gasho lacag badani hoos ka akhriso..iyadoo kooban

1:Marka ay lacag kusoo gasho waa inaad xisaabtanto si aad waxna u dhigan karto waxna u isticmaali karto

2:iskuday inaad shaqeeyso saacado badan ugu yaraan 10 saacadood maalintii

3:haddii aad ganacsi bilow is dhahdo haka cabsoon inaad khasaarto ku talo gal guul iyo guul daro

4:waxaa kugu qasab ah dadka kaa hooseya inaad wax siiso wixii aad ku dhaanto si risiqaagu u barakoobo

5:ha eegin dadka maal qabeenada ah hebal waa sidan waligii lacagtu haysto ma helayo ha is odhan

6:jooji balwada iyo iyo mukhaadaraadka isku day inaad yareyso waxyaabaha aad iibsaneyso ee aan waxtarka lahayn

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada