Arag sawir caddeyn u ah dhibta laga dhexlay federaalka gacan ku rimiska ah

Arag sawir caddeyn u ah dhibta laga dhexlay federaalka gacan ku rimiska ah

daajis.com:- Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu cabiray Fashilka Dowlada Somalia ka heysta hirgalinta Nidaamka Federaalka ah ee Somalia.

Dowlada Somalia ayaa lagu cadaadiyay qaadashada Federaal aysan u qalmin ayaa waxa ay ka fahantay dhisida Maamulo tirro badan balse aan tayo laheyn kuwaasi oo walaac galiyay Beesha Caalamka.

Jahwareerka ugu badan ayaa ah in maamuladaasi aysan wax isku ogoleyn, hadana mid waliba uu cuuryaaminaayo kan kale, waana tan Somalia u horseeday hormar la’aanta.

Fashilka maamulada hadda dhisan iyo kuwa hakatka ugu jira Dowlada Somalia ayaa ah in xiliyada uu socdo ololaha ay iyaga madaxa isla galaan misna ay isku maleegaan hagar iyo fadeexad.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada