Arrag Sawir Caddeyn ah: Xassan Sheekh oo dhex jiifa dhaqaale uu musuqay

Arrag Sawir Caddeyn ah: Xassan Sheekh oo dhex jiifa dhaqaale uu musuqay

daajis.com:- Waa mid kamid ah Sawirada dareenka ku galinaaya kuuna tusaaleynaaya heerka uu gaarsiisan yahay Musuqa ay madaxda Qaranka ku hayaan Hantida Dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Sawirkaani waxaa laga sameeyay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud oo ka hantiyey Hantida Qaranka misna dhex jiifa dhaqaale uu ka tabcaday dalka kaasi oo ay ka baahan yihiin amaba ka gaajeesan yihiin Shacabkii uu u dhaartay.

Xassan Sheekh oo dhex jiifa lacagta Shacabka Soomaaliyeed, ayaa waxaa barbar taagan 3 Carruur oo sheeganaaya in walidiintii dhalay ay ku waayen Qaraxii ugu danbeeyay ee dalka ka dhacay.

Su’aashu waxa ay tahay Xassan Sheekh ma wuxuu u dhaartay in dalka uu dhaqaalaha kala baxo misna uu cadaalad ku maamulo??


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada