Baro Nuucyada Xaragada Gabdhaha Ee Wiilashu Ay Necebyihiin

Baro Nuucyada Xaragada Gabdhaha Ee Wiilashu Ay Necebyihiin

daajis.com:-  Jariirada Glamour ayaa waxa ay waraysatay wiilal, si ay u ogaato waxa raga xiiso jabiya. Wiilasha ayaa waxa la waydiiyay in ay liis ka qoraan waxyaabaha ugu daran ee gabadhi samayo ee xiisa jabiya wiilasha.

Wax yaalaha ugu daran ee ay wiilashu safka ugu horeeya ku qoreen, oo xiiso jab ku ridaya ayaa waxa ka mid ahayd in ayna xidhan habluhu sharabaado dhaadheer oo u eeg sida shabakada kaluunka lagu soo qabsado. Taasina waxa ay keentaa in aad loo fiirsho gabadh xiran iskaashooyinka noocaas ah. Gabadhii rabta in ay soo jiidato wiilalasha indhahooda waxa u fiican in ay gashato goono.

Waxa kale oo xiisaha iyo soo jiidashada wiilasha hoos u dhiga marka gabadhi ay aad u mariso dibnaheeda xamuurad ama roseto guduud u ah. Sababtuna ay tahay in xamuuradu ay wasaqeenayso dharka, taas oo raguna u fasiranayaan in ay gabadhu rabin in sayigeedu dhunkado ama u soo dhawaado. Si kale hadii loo dhigo ayaa ah, ha iga halayn quruxda aan ka helaayo roseetada ii marsan ayay jariidadu ku sii dartay….
Waxa kale oo ay wiilashu u arkeen in ay xiiso jab tahay marka ay gabadhi ku aado shaqada kastuumo la’aan iyo rajabeeto la’aan. Laakiin hadii ay ku joogto guriga kastuumo la’an ayada oo ugu tala gashay sayigeeda ay tahay mid aad u xiiso badan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada