4-Qaab oo Kaa Caawinayso Calool Fadhiga

4-Qaab oo Kaa Caawinayso Calool Fadhiga

daajis.com:- Sababaha ayaa keenaa ayaa lagu kale duwanaan karaa in caloosha ay adkaato islamarkaana ay soconwyso, khuburada caafimaadka ayaa waxa ay ka digayaan rashiinka ladiyaariyey ee waqti badan meel iska yaalay.

Sidaasi darteed hablaha.com ayaa  waxa ay aqrishtayaasheeda  u soo bandhigeysaa qaabab wacan oo aad ugu hortagi kartid in calooshaada ay la kulan to dhibaatan waxa ayna kale yihiin:-

4-Malabka Madow

Malabka madoow ayaa waxaa lagu tiriyaa rashinka ugu wanaagsan ee sifiican ugu hortaga calaoosha oo adkaata, malabkan ayaa waxa uu qani ku yahay Macdanta faa'iido uleh aadanaha sida birta, copper iyo manganese.

3-Xylitol

Xylitol oo loo adeegsado ka hortaga suuska ilkaha iyo daryeelka ciridka, ayaa isna sidoo kale loo isticmaalaa  bedel sonkorta ee cuntooyinka. cunista 40mg oo maalintii aad ka isticmaasho Xylito-ka ayaa waxa ay kaa caawineeysaa in uu ka hortago saxarada mudo badan ku dhegeneed xiidmaha mindhicirka.

2- Shukulaatada madow

Shukulaatada madow waxa ay hodan ku tahay antioksidant iyo macdan, sida magnesium, oo wuxuu kobciyaa murqaha xiidmaha, iyodoo sidoo kale sahlaysa in si fudud saxarada meesha ugu soo baxdo,waxa ayna dhigaysa in ay aad u sahlanaato xaaladaha calool fadhiga. Waxaa aad u fiican in aad doorato noocyada shukulaatada.

1-Malabka Cayriinka ah:

Sida laga soo xigtay website-ka "Obotikn Ohomchao" malabka cayrinka ayaa ah midka ka caawiya in laga takhaluso dhibaatada calool fadhiga. Waxa uu ka kooban yahay nafaqooyin muhiim ah. waxa uuna habeeyaa macdanaha iyo dheecaanada kale sidii ay isula falgali lahaayeen dheefshiidka. Si aad uga faa'iidaysato malab cayriin ee daaweynta calool fadhiga, khubarada nafaqada ayaa ku talinaya in aad cabto koob biyo diiran iyo  Malabka cayriin oo laysku qasay.

Ugu danbeyn, sida maahmaahda ay aheyd "Ka hortaga waxa uu ka wanaagsan yahay daaweynta " Cun miraha iyo khudaar badan oo ka fogow cabitaanada macaan, waa habka ugu wanaagsan ee looga hortago calool fadiga. 
Ogow in cunitaanka miraha uu sifiican u kicin firfircoonida xiidmaha.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada