Beesha Gaaljecel Oo Maanta Shir Uga Furmay Magalada B/weyne Ee Gobalka Hiiraan

Beesha Gaaljecel Oo Maanta Shir Uga Furmay Magalada B/weyne Ee Gobalka Hiiraan

daajis.com:- waxaa manta shir uga furmay magalada B/weyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan beel ka mid ah melaha dago Gobalka Hiiraan.

shirka yaa manta ka furmay magalada b/weyne waxaana looga hadlayay ayaha gobalka hiiraan iyo wada tashiga belaha daga Gobalka Hiiraan.

beesha Galjecel ayaa manta shir aayo katalin ah uga furmay manta Magalada b/weyne shirkaan ayaa lafilaya in aay ka soo bixi doonaan go’aamo wax ku ool ah oo aay soo sarto Beesha Galjecel.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada