daajis.com:- Aasiya Faarax Xasan oo Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Bulshada maamulka Khaatumo kasoo noqotay Xukuumadii Hore, ayaa waxay ka hadashay Arimo dhowr ah oo Quseeya deegaanada Khaatumo State iyo Duulaanka maamulka Somaliland, Waxayna siwayn uga hadashay Fidnada Saleebaan Xagltoosiye oo Wasiir caafimaad ugu magacaaban maamulka hargeisa, Iyadoona ku baaqday in Bulshada Buuhoodle ay dhagax dilaan.
Dhinaca kale waxay Fariin u dirtay madaxwaynaha dawlada Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud, Iyadoona sidoo kale Shacabka Soomaaliyeed uga Tacsiyaysay dadkii aan waxba galabsan ee Lagu diley Weerarkii ka dhacay Xeebta Liido.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:39 and have
, Published at