Daawo Sawirada'' Dagaal adag oo dhexmaray Shabeel iyo Mas aad u weyn

Daawo Sawirada'' Dagaal adag oo dhexmaray Shabeel iyo Mas aad u weyn

daajis.com:- Dagaalka ayaa ahaa mid u dhexeeyay Shabeel aad u gaajeysnaa iyo Mas aad u weynaa kaasi oo markii danbe ay guushu ku raacday Shabeelkii oo cunay gabi ahaan maska.

Shabeelka oo geed hoostii la fadhiyay gaajo ayaa waxa uu mar qura indhaha saaray Maskaasi oo dul socda geedka dushiisa, waxaana u sahlanaatay inuu kala jaro gabi ahaantiisa qeybqeybna u cuno.

Shabeelka oo baahnaa ayaa markii wuxuu ku guuleystay inuu dhinac ka qabsado maska ,kadib waxaa biliwday hardan adag iyagoo masku isku dayay inuu baxsado wuuna dhaq dhaqaaqayay si uu mar uga baxsado ilkiha shabeelka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada