daajis.com:- Diyaaradda Daallo Airlanes oo 74 qof oo rakaab ah ka qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde, oo kusii jeeday Magaalada Djibouti, ayaa Mudo kooban kadib uu dhacay Qarax, Iyadoonta si deg deg ah loogu soo celiyey Garoonka Muqdisho.
Qurbajoogtii Soomaaliyeed ee Saarnaa Diyaarada ayaa ka warbixiyey wixii dhacay “Waxaan ku socday Dalka Sweden, waxa dhacay waxay ahaayeen wax la yaab leh, Markaan kusii dhowayn Jowhar ayaa Diyaarada Qarax ka dhacay, Waxaana Taas nooga darnayd afar Saacadood oo Jaahwareer ah oo nagalu haystay Garoonka dhexdiisa”
“Waxaan maqalnay Qarax xoogan, Anigu waxaan fadhiyey Qaybta danbe ee Diyaarada, dadkii oo dhan way wada kaceen, kaidb waxaan lasoo baxnay (OXYGEYN-ka) waxaana naloo sheegay in diyaarada la dejin doono”

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:30 and have
, Published at