Daawo: Alla Raggu Naago Jecelaa!!! Muuqaal Qosol Badan

Daawo: Alla Raggu Naago Jecelaa!!! Muuqaal Qosol Badan

daajis.com:-Muuqaalka aan halkaan idin kugu hayno ayaa ah mid aad u shactiro badan waana hubaal inaad ka heli doontaan.

Muuqaalkaan ayaa waxa uu ku saabsanyahay nin gaari uga halaabay meel wado ah oo baabuurtu ay marto. Ninkaan ayaa markuu  arko gaari meel fog kasoo socda u gacan haadinaya laakiin raga baabuurta wata ayaa markay arkaan inuu nin yahay xufta ku dhaafaya.

Ninkii ayaa markuu waayay qof baabuur u istaajiya oo caawiya waxa uu keenay kaarto cajiib ah,

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada