Layaab:- Sideed jir ugeeriyootay dhiigbax habeenkii arooskeeda kadibmarkii loo guuriyey 40 jir

Layaab:- Sideed jir ugeeriyootay dhiigbax habeenkii arooskeeda kadibmarkii loo guuriyey 40 jir

daajis.com:-Gabar sideed jir ah oo magaceeda lagu soo kooban Rawan una dhalatay dalka Yemen ayaa habeenkii arooskeeda u geeriyootay dhiigbax gudaha,kadib markii loo guuriyey oday afartan jir ah.


Hayada u dooda xuquuqda aadanaha ayaa ku baaqay in xabsiga la dhigo ninkaas oo la sheegay inuu shan mar ka weynaa gabadhaasi.

Qisadaan murugada leh ayaa ka dhacday Hardh oo ku taala waqooyiga bari dalka Yemen,taasoo xigta xuduuda dalka Saudi Carabiya,waana meel ay degaano qabaa'ilo,waxaaney arintaan banaanka soo dhigtay jiritaanka ilmo badan oo qasab lagu guuriyo bariga dhexe.

Hadii la xero ninka gabadhan yar gacantiisa ay ku dhimatay ayaa la aaminsan yahay iney yaraato guurka qasabka ah ee ilmaha yar oo sanadihii u dambeeyey soo jiitay indhaha caalamka.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada