Daawo: Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan

Daawo: Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan

daajis.com:-  Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da ee Todobaadkan, waxaana soo jeedinaya Xuseen Barre aadan iyo Falastiin Axmed Iimaan.



Waxaad ku daawan doontaan qodobo xiiso badan oo ay ka midyihiin Xiisad ka dhextaagan madaxwaynaha dalka Maraykanka iyo Xisbiga Jamhuuriga, Sidoo kale waxaa qayb ka ah warbixin ku aadan Xaalado adag oo ka taagan Deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada