Daawo: Fartuun Cumar oo Fanka Isaga baxday “Alle ayaan u toobad Keenay oo Waxaan Noqday XAAS, ee ii Duceeya”

Daawo: Fartuun Cumar oo Fanka Isaga baxday “Alle ayaan u toobad Keenay oo Waxaan Noqday XAAS, ee ii Duceeya”

daajis.com:- Fanaanada caanka ah ee Fartuun Cumar ayaa shaacisay inay isaga baxday Fanka oo ay mudo kusoo Jirtay, waxayna sharaxaad ka bixisay Sababaha ku dhaliyey inay isaga baxdo.


Fanaanada ayaa sheegtay inay Go’aanka qaadatay, Iyadoo Alle u Toobad keentay, Sidoo kalana ay Noqotay Xaas, Waxayna sheegtay inuu Alle aad u jecel yahay qofa dhalinyarada ah ee u soo noqda, Waxayna Bulshada ka codsatay inay Ducada ku Kabaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada