Ragga iyo Dumarka soomaalida yaa qaladka leh -Gabadhan daawo

Ragga iyo Dumarka soomaalida yaa qaladka leh -Gabadhan daawo

daajis.com:- waxaa uu ka hadlayaa raga iyo dumarka somaliyeed maxaa u diiday inay noqdaa qaar roomatik ah.
Muslim Romantic Ereyga Romantic ma’ahan mid ay diintu diidantahay waana Kalgacal ay diintu ku farayso in lamaankaaga siiso raxmad iyo qalbi furnaan waxaase jira
dhowr qodob oo inta badan carqalad ku ah Lamaanaha Soomaalida.

Guurka kadib dad badan oo Soomaali ah waxa ay aaminsanyihiin in ay isku dhamaatay haasaawihii wada hadalkii ereyadii macaanaa & qalbi furnaantii ay
labada lamaane isa siin jireen markii ay wada haasaawayeen.

Markii ay dhacdo in la ogaado sida uu xaaskiisa ugu jilcanyahay waxaa durbaba suuqa la galinayaa war hebel ma ogtahay in ay heblaayo sixratay maba kasoo baxo guriga , caruurta
sidii dumarkii oo kale ayuu gaariga ku jiid jiidayaa , Suuqa ayuu kala soo adeegayaa , sidii dumarkii oo kale ayuu guriga ka dhex shaqeynayaa.

DAAWO MUUQAALKAAS
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada