Madoonaysaa In Habluhu Kaa Daba Dhacaan? Si Fadaan La I Moow!

Madoonaysaa In Habluhu Kaa Daba Dhacaan? Si Fadaan La I Moow!

daajis.com:- Jidhka dhis: Ma doonaysa inaad kalsooni naftaada u yeelatid? Sida kaliyah ee kalsooni lagu yeelan karo oo raga badankoodu ka fikiraan ayaa waxay tahay inaad tababar samaysid oo murqo quruxbadan yeelatid.

Haddi aad tawabaratid oo aad dhistid jidhka waxaad dareemaysa kalsooni dheeri ah iyo in dadka badankoodu adiga kusoo eegayaan oo aad dareentid inaad quruxbadan tahay, isla dareenkaas ayaa ah kan kugu hogaaminaya inad qof hawenay ah la hadashid, waana muhiim in dareenkaas ama kalsoonidaasi kugu jirto inta aanad qof la hadlin.

Waa inaad ogaata inaad nin tahay oo dumarka adiga ku doonayaan.

Sideedaba dumarku ma jecla qofka caajiska ah ama dadka daciifka ah, marka waxan ku odhan laha ka kac meesha oo tawabar samee oo jidhkaaga dhis.

Noqo nin raganimo leh (Alpha male): Sideedaba waxaynu ognahay in habluhu ka helaan raga ay raganimadu ku jirto kana muuqato. Weyna ku beeran tahay dumarka taasi, sida inaga oo rag ah ay inoogu beeran tahay in hadii hawenay ina hor marayso melaha aynu ka eegno ay noqdaan naasaha, futada ama dhinacyada (bistooladaha).

Dabeecadaas iskama badali karno, amar ilaahay, dumarkuna iyaguna iskama badali karaan dabeecadaas oo indhaha kama jeedin karaan markay arkayan wiil murqo dhisan leh.

fecbookya

Bilow: Bilow macnahedu waxa weye inaad markasta adigu horaysid. Adigu markasta wa inad noqota qofka wax kasta oo dhacaya u horeeya. Adigu waa inaad toos ugu tagta gabadha oo aad bilawda inaad la haasawdid oo aad la hadashd, halkii aad ka sugi lahayd inay iyadu marka hore kuu timaado oo ay hadalka kaaga horayso.

Noqo adigu ka markasta dhunkashada ugu horaysa sameeya adigoon gabadha waydiinin, wa inaad noqota qofka u hogaamiya gabdha xaga qolka iyo haday noqon lahayd xaga galmadaba.

Haddii aad koox dad ah ku socotaan, ha ka mid noqon kuwa xaga danbe socda ee ka mid noqo kuwa xaga ugu horaysa socda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada