Daawo:- Maroodi dadka u sameeya massage dalka Thailand

Daawo:- Maroodi dadka u sameeya massage dalka Thailand

daajis.com:- Thailand ayaa dalxiisayaasha booqda waxaa ay ka heleen massage ay sameeyaan kooxo maroodiyaal loo tababaray in ay dadka korka u daliigaan si ay ugu helaan nasasho wanaagsan.

Dad badan ayaa cabsi ka muujiya in maroodi hal tan culeyskiisu yahay inuu kuu sameeyo massage, waxaase muuqaalkaan ku arkeysaa dad usoo dalxiis tago kaliya in maroodiga uu daliig u sameeyo. lugtiisa hore iyo gacantiisa ayuu adeegsanayaa isagoo si aadan dareemeyn culys badan uu kuugu sameynayo

Jasiiradda Koh Chang ee Thailand ayaa ah meesha ugu badan ee dalxiisayaasha u tagaan in ay ka helaan wax layaab leh.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada