daajis.com:-Dowladda Federaalka iyo Dowladda Sacuudiga ayaa Ku howlan inay kala saxiixdaan heshiis uu sacuudigu ku doonayoshaqaale Soomaaliyeed oo badankoodu ay ahaan doonaan gabdha guryaha ka shaqeeya ama (Booyaaso/ Jaariyad).
Baahidan badan ee dalka Sacuudiga ayaa timid kadib markii dalal badan oo ku yaala qaaradda Africa iyo Aasiya ay gabdhahoodii kala baxeen dalka sacuudiga, kadib markii ay la kulmeen tacadiyo dhanka bini’ aadmiga ahi.
Dalalka aan deriska nahay ee Itoobiya iyo Kenya ayaa iska diiday inay Shaqaale u diraan Sacuudiga kadib markii muwaadiniintooda oo ay horey ugu direen dalkaasi lagula kacay waxyaabo bini’aadminimada ka baxsan.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at