Daawo:- Safiirada UK u fadhisa Soomaaliya oo abaalmarino gudoonsiisay ciidamo ka tirsan Booliska

Daawo:- Safiirada UK u fadhisa Soomaaliya oo abaalmarino gudoonsiisay ciidamo ka tirsan Booliska

daajis.com:- Safiirka Ingiriiska ayaa Shahaadooyinkaan guddoonsiisay Ciidanka sida gaar ah u tababaray ee ka tirsan Booliska Soomaaliyeed kuwaas oo loogu yeero RRT kadib markii uu u soo dhammaaday tababar muddo u socday.

Munaasabad ay ka wada qaybgaleen taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhida Soomaaliya islamarkaana lagu qabtay magaalada muqdisho maanta ayaa lagu guddoonsiiyay abaalmarino iyo shahaadooyin la xiriira tababarada ay soo qaateen Ciidankaan gaarka ah oo ay dhismihiisu ku caawisay Dowladda Soomaaliya Dowladda Ingiriiska.

Halkaan ka daawo Sawirada:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada