Daawo Sawir Qosol badan: Siyaasad khaldan shacab walaalo ah ayuu kala fogeeyaa

Daawo Sawir Qosol badan: Siyaasad khaldan shacab walaalo ah ayuu kala fogeeyaa

daajis.com:- Sawirkaani waxa uu daliil u yahay go’ doonka Boqolaalka muwaadiniin ee ku jira garoonka Egal intranational Airport ee magaalada Hargeysa.

Garoonka Egal ayaa waxaa ku xayiran muwaadiniin badan kuwaasi oo qaarkood kusoo jeeday magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay saameyn ku yeelatay amarkii kasoo baxay Taliyaha laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Gen. Gaafow.

Maamulka Somaliland ayaa ku taagan dhaqaalaha kasoo xarooda Garoonka iyo Dekada Berbera, waxa ayna tani muujineysaa in saameyn ay ku yeelaneyso hakinta duulimaadyada kaga imaan jiray Muqdisho.

Dhibtu waxa ay tahay kaliya mid saameyneysa dadyowga walaalaha ah kuwaasi oo laga shaqeynaayo kala geyntooda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada