Sawiro Cwelli Gaas oo Hubkiisa kala soo baxay Boosaaso & Xaalada Magaalada oo…

Sawiro Cwelli Gaas oo Hubkiisa kala soo baxay Boosaaso & Xaalada Magaalada oo…

daajis.com:-   Madaxweynaha maamulka Puntland C.weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta isaga soo tagay xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso oo maalmihi ugu dambeeyay uu ku sugnaa isaga iyo xubno golaha wasiirada ka tirsan.

Madaxweyne Gaas ayaa kasoo tagay magaalada Boosaaso iyadoo aan wali xal laga gaarin rabshadihii dhawaan ka dhacay magaalada Boosaaso ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dadkii banaabaxa dhigay.

Labo habeen ka hor magaalada Boosaaso ee gobolka Bair waxaa lagu dilay ganacsi ay qaraab dhow yihiin madaxweyne Gaas, waxaana xiisada magaalada ay isku badashay mid qabiileed.

Madaxweyne Gaas iyo wafdigiisa ayaa soo gaaray magaalada Qardho waxayna halkaasi  kula kulmeen madaxda maamulka degmada iyo odayaal dhaqameed ku dhaqan magaalada Qardho.

Hoos ka daawo sawirada
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada