Daawo Sawirada:- Ciidamo tababaran iyo eeyo ka howlgala garoonka diyaaradaha Muqdisho

Daawo Sawirada:- Ciidamo tababaran iyo eeyo ka howlgala garoonka diyaaradaha Muqdisho

daajis.com:-  Ciidamo si gaar ah u tababaran iyo caawinaad ka helaya eeyaha u riya waxyaabaha qarxa ayaa lagu kordhiyay ciidamada amaanka ee ka howlgala garoonka diyaaraddaha Muqdisho.

Taliyaha ciidamada booliska Jen. Maxamed Sh. Xasan Xaamud ayaa maanta kormeer ku tegay garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde, isagoo ciidamada booliska ee lagu kordhiyay amniga garoonka ku amray inay koontaroolaan waxkasta oo soo degaya iyo kuwa ka dhoofaya, iyadoo si hagaagsan loola shaqeynayo shacabka garoonka ka soo degaya iyo kuwa dhoofaya intaba, maadaama boolisku uu yahay saaxiibka koowaad ee bulshada.

Xoojinta iyo adkeynta amaanka garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa ka danbeeyay, qaraxii 2-dii bishan lala beegsaday diyaaradda Daallo Airlines xili ay hawada ku jirtay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada