Daawo Sawirada : Nin Madaxiisa labada dhinac bir shub ah ka dhex baxday iyo Halista uu galay !!!

Daawo Sawirada : Nin Madaxiisa labada dhinac bir shub ah ka dhex baxday iyo Halista uu galay !!!

daajis.com:- Nin u dhashay dalka Hindiya oo magaciisa lagu sheegay Mohammad Guddu ayaa waxaa madaxiisa labada dhinac ka dhex baxday bir shub ah taas oo halis galisay nolashiisa maadaama ay adkaatay qaabkii looga saari lahaa birtaan shubka ah .

Mohammad Guddu oo 24 jir ah, wuxuu mudo dheer ahaa qolooyinka dhisa guryaha gaar ahaan nawaaxiga magaalada Mumbai ee dalka India, wuxuuna ninkaan iminka la kulmay shil argagax leh oo dad badan ka fajiciyay .

Qaliin qaatay in ka badan 5 saacadood oo madaxa looga sameeyay Mohammad Guddu ayaa ugu dambeeyntii waxeey Dhaqaatiirtu ku guuleysteen badbaadinta ninkaan maskiinka ah oo dabaq dheer ka soo dhacay.

Dhaqaatiirta ayaa sheegtay in xasuusta ninkan halista ka bad baaday ay soo laaban doonto ilaa 3 bilood uuna caafimaad qabo marka laga reebo xanuuno yar oo dhanka maskaxda ah iyo iloowsho dhaawaca birta u keentay .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada