Daawo Sawirada:- Qasaarihii ka dhashay Qaraxyadii Baydhabo iyo Dhaawacyada oo loo waayay Sariiro la jiifiyo

Daawo Sawirada:- Qasaarihii ka dhashay Qaraxyadii Baydhabo iyo Dhaawacyada oo loo waayay Sariiro la jiifiyo

daajis.com:- Inkabada 20-qof ayaa ku dhimatay Qaraxyadii ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunka Maamulka Koonfur Galbeed.

Dadka ku dhaawacmay Qaraxyada ayaa waxaa la dhigay Isbitaalada magaalada, iyadoo sidoo kalane kuwa daran la geeyay isbitaalada Ciidamada Amisom, waxaana xusid mudan in dadka la geeyay Isbitaalka Baydhabo qaarkood loo waayay sariir la seexiyo maadama Isbitaalka dhaawacyo badan la geeyay.

Dadka ku dhintay ayaa u badnaa dad shacab ah, waxaana sidoo kale ku jiray masuuliyiin iyo saraakiil katirsanaa Maamulka Koomfur Galbeed Soomaaliya oo ku sugnaa halka ay qaraxyadu ka dhaceen.



Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qaraxyadan gabaldhicii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo , waxa ay Kooxda sheegatay in weerarkaasi ku dileen Masuuliyiin iyo saraakiil katirsan maamulka Koonfur Glabeed Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada