Daawo:- Midab Takoorka Lagu Hayo Soomaalida ku Nool Dalka Maraykanka (VIDEO)

Daawo:- Midab Takoorka Lagu Hayo Soomaalida ku Nool Dalka Maraykanka (VIDEO)

daajis.com:- Soomaalida ku dhaqan magaalada Minneapolis iyo deegaanada ku xeeran ee dalkaasi Maraykanka ayaa waxaa marba marka ka dambeysa la soo gudboonaanaya marxalado la xiriira Cunsurinimada ama midab takoorka looga soo horjeeda dadka aan cadaanka ahayn.


Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanadaasi ayaa waxaa ay qabteen banaan bax ay ku dalbanayaan in iskooladda ku yaala Tuulooyinkaasi ay wax ka qabtaan tacdiyadda lagu hayo dhalinyarada muslimiinta ah iyo kuwa madowga ah intaba.

Taleefishinka laga leeyahay dalka Qatar ee Al- Jazeera ayaa waxa uu barnaamij ka diyaariyay dhacdooyinkan isi soo taraya ee ay la kulmaan dadaka aan cadaanka ahayn.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada