Daawo sida dumarka ey raga ugu khiyaanaan Naasaha kuus kuusan.

Daawo sida dumarka ey raga ugu khiyaanaan Naasaha kuus kuusan.

daajis.com:-Waqtiyadaan danbe waxaa aad usoo batay dadka ka been sheega noloshooda, beenta ayaana iska noqotay wax caado ah oo aan laga xishoon, dadka qaar ayaana beentu la gaartay inay jirkooda iyo qaabka allah u abuuray ay ka been sheegaan.


Hadaba ragga ayaa samanadana danbe ka sheegtay dumar jirkooda ka been sheega oo wax yaabo badan oo jirkooda qurxinaya sii xirtay ama soo marsada, ayagoo ujeedooyin kala duwan ka leh arintaan.

Taasina waxa ay keentaa in xaaladu dib ka xumaato marka xaqiiqada laga daba tago isla markaana qof kastaa muuqaalkiisa iyo wajigiisa rasmiga ah uu lasooo baxo.

Hadaba halka hoose waxan idinkugu heynaa mid ka mid ah beenta ugu badan ee dumarka dunidu ay waayahaan ragga ku khiyaameeyaan, isla markaana uga been sheegaan naftooda iyo muuqaalkooda rasmiga ah..



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada