DAAWO VIDEO: Haweenka beesha Gaaljecel oo Ku Dhagan eedeyna u jeediyay Wasiirka Ariimaha Gudaha

DAAWO VIDEO: Haweenka beesha Gaaljecel oo Ku Dhagan eedeyna u jeediyay Wasiirka Ariimaha Gudaha

daajis.com:- Qar ka mid ah haweenka soo jeeda beesha Gaaljecel ayaa kulan ay maanta ku yeeshan Magalaada Baladweyne eedeyn dusha uga tuuray wasiirka ariimaha guudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa iyago ku eedeyay in uu fashiliyay shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.


Kadib markii uu soo saaray tirade oday dhaqameedka soo xulay ergada ka qeyb galeysa shirka maamulka labada gobol islamarkana ay ka biyo diideen waxgaradka odayasha dhaqanka iyo siyaasinta labada gobol kuwaaso wasaarada ariimaha guudaha ku eedeyay in ay iska horkeyneyso bulshada ku dhaqan gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

Halkan ka Daawo:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada