DAAWO: Waxa Qabsaday Tuug Isku Dayay inuu Dukaan dhaco (VIDEO)

DAAWO: Waxa Qabsaday Tuug Isku Dayay inuu Dukaan dhaco (VIDEO)

daajis.com:- Magaalada Chicaago ee Dalka Maraykanka ayaa waxaa dukaan soo galay nin isku dayay inuu dukaanka ka dhaco taleefano iyo lacag, tuugan ayaa markii uu dukaanka soo galay ayaa waxa uu lasoo baxay juuni uu doonayay in loogu rido lacag iyo waxa taleefana ah ee dukaankaasi yaala.

Ninkii dukaanka lahaa ayaa markii bistooladda lagu qabtay waxa uu u hogaansamay waxa walba ee uu tuugii ka codsaday, markii tuuga taleefanadii loogu riday juunigii ayuu wuxuu dalbaday in lacagna loogu daro.

Daawo waxa dhacay markii la soo gaaray meesha lacagta bixiyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada