Qarax xoogan oo Maanta ka dhacay MUQDISHO (Daawo)

Qarax xoogan oo Maanta ka dhacay MUQDISHO (Daawo)

daajis.com:-   Qarax lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa waxa uu ka dhacay Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir.

Gaarigaan la qarxiyay ayaa la sheegayaa inuu lahaa Sargaal ka tirsanaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka oo lagu magacaabi jiray Cabdiweli Maxamuud Macoow.

Gaarigan Saarkaalkaani ayaa qarxay xili uu banaanka ka taagnaa waxaana Sarkaal Cabdiweli Maxamuud Macoow oo ka tirsan Nabad Sugidda soo gaaray dhaawac fudud.

Qaraxa ayaa waxaa ku geeriyooday ruux xiligaasi ku dhex jiray gaariga oo lagu magacaab Xasan Cadde, Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyada Qaraxaasi maanta ka dhacay Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada