daajis.com:- Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh ayaa Buuhoodle Kaga Qayb Galay Furitaanka Dugsi Hoose Dhexe oo Wasaarada Arimaha Dibada ee Dalka Finland ka Hir Galaysay magaalada Buuhoodle, Waxana Iskuulkaasi Qayb ka Qaatay Ururka ( SSHDA) oo Fadhigiisu Yahay Dalka Filand.
Dhinaca Kale Waxaa Xafladani Goob Joog ahaa Madaxda Maamulka Golaha Deegaanka Buuhoodle iyo Dadwayne aad u farabadan oo ka soo Qayb Galay Furitaanka Iskuulkaasi.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:47 and have
, Published at