Dumarka Aan Kacsan Ama Dareenka Kacsiga Ku Yaryahay Oo Daawo Loo Helay

Dumarka Aan Kacsan Ama Dareenka Kacsiga Ku Yaryahay Oo Daawo Loo Helay

daajis.com:-Geedka la yiraahdo” sharash zalluuc” oo ka baxaa buuraha koonfurta lubnaan ayaa la sheegay inuu u fiicanyahay dareen yarida.

-Geedkan marka la tijaabiyay waa lala yaabay marka la isticmaalo nus saac kadib kacsi baa layska dareemaa wanaaga uu leeyahayna waxaa ka mid ah nin iyo naagba kacsi ayuu u keenayaa…

-Dawooyinka kale nimanka keliya ayay kiciyaan, midda kale wax oo dhib uu leeyahay ma jiro, geedkan waxaa la helaa isagoo sidiisa ah  iyo isagoo sida shaaha oo kale loo sameeyey. Geedkaan ayaa wayaadaan dambe kusoo batay suuqa caalamka kadib markii la ogaaday in kacsi laga qaado uuna dabiici yahay.

Sida loo isticmaalo

-Inta biya kulul koob lagu soo shubo ayaa la dhexgeliyaa sida shaaha oo kale kaddib baa la cabbaa, nus saac kaddib kacsi darn ayaad dareemaysaa, naagta cabta  waxay dareemi kacsi xad dhaaf ah. Geedkaan ayaa afka qalaad lagu yiraahdaa Ferula hermonis.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada