FARIIN JACEYL AH:- Alla Maxaa Fariintaan Qalbiyo Adag Jaceyl Dartiis Loogu Jilciayay, Faa’iido Kaa Maqan…

FARIIN JACEYL AH:- Alla Maxaa Fariintaan Qalbiyo Adag Jaceyl Dartiis Loogu Jilciayay, Faa’iido Kaa Maqan…

daajis.com:- Mar kale iyo kulanti  wacan ku soo dhawaada Shabakada noloshatv.com oo idin soo Gudbineysa qeybo csub oo ku aadan SMS Love Ama Fariimo Jaceyl, waxaana todobaadkaani ku soo qaadaneysaa Fariimo ay ka mid yihiin .

1-Runtii waan qariyaa ilinta iga timaada marka aan ku dhawaaqayo magacaada , balse xanuunka qalbigeyga weli waa sidiisii inkastoo aan dhoola cadeeyo , hadaba ogaaw in uusan jirin qof kugu xiisay sida aan aniga kugu xiisay .

2-Dadka dhan waxa ay yiraahdaan in Jaceyl uu kugu dhaco waa hal mar , balse taasi run ma ah , maxaa yeelay mar waliba oo aan ku arko jaceyl cusub ayaa igu dhaca(Jaceylkaada waa uu igu sii xoogeysanaya)

3-Dhulka waa uuu joojinaya wareegga uu sameeyo,shimbiruhu waa ay joojinayaan duulidda, shumaca waa uu milmayaa(Dhalaalayaa), kaluunka dabaasha waa uu joojinaya Balse aniga lagama yaabo in aan joojiyo oo aan ka istaago in aan ku xiiisayo.



4-Kulanka aan kula kulmay waxa uu ahaa mid aan ka soo fekeray , in aan saaxibkaada noqdana waa adiga dookhaaga , balse jaceylka aan dareemayo ee aan kuu qaaday runtii waxa uu ahaa mid ka baxsan Controlkeyga .(waan Ku Jeclahay).



5-Qaali haatan waxaan saaranahay dhakada ugu sareeysa ee dabaqada haddaan fariin jaceyl iigu soo dirinna 5-daqiiqo gudahood ogaaw waan iska soo tuuraya dabaqa(Waxaan U Xiisay Fariimahaga Jaceyl).



6-Haddii waqtiga uu ii diiday in aan kula kulmo waxaad ogataa in waqtiga uusan ii diidi karin in aan xasuusnaado jaceylkaada waligeyna kuma ilaawayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada