Gudoomiye ku xigeenka Gedo (Al-qaadi) oo qarax Miino lagu dhaawacay

Gudoomiye ku xigeenka Gedo (Al-qaadi) oo qarax Miino lagu dhaawacay

daajis.com:- War goordhow naga soo gaaray Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in Gudoomiye ku xigeenka Godoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen (Al-qaadi), islamarkaasina ah sarkaal sare oo katirsan ururka Ahlusuna lagu dhaawacay Qarax Miino oo lala eegtay Gaari uu saarnaa.

Sida wararku sheegayaan qaraxa ayaa ka dhacay meel duleedka kaga beegan magaalada Baardheere, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay xaqiijinayaan in qaraxa Shiikha uu yahay mid culus.

Wixii warar ah ee kusoo kordha waan idiin soo gudbin doonaa..



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada