Halista Uu Leeyahay Seksi Oral"Ma Runbaa Inuu Keeno Cudurka Layiraahdo Kanker"??

Halista Uu Leeyahay Seksi Oral"Ma Runbaa Inuu Keeno Cudurka Layiraahdo Kanker"??

daajis.com:Sedax sano kahor ayaa aktor Hollywood michael Douglas waxaa lasheegey inuu la dagaalami haayo cudurka kanker.

Michael Douglas waxaa uu sheegey cudurkaan inuu ugu soo kabadey Sigaarka iyo biyaha Alkohol ama Qamrika.

Laakiin bilooyin kadib saxaafada ayuu kasheegey waxa keeney kankeraha inuu yahay Human Papilloma Virus (HPV) Viruskaan oo keena Sexs Oral.

Ma runbaa Seksi Oral inuu Sebaba Kankerka Afka ku dhaca?.

Si aan u Ogaano, Tim American Society of Clinical Oncology (ASCO) ayaa waxey sameeyeen kulun  ayaga iyo  Gypsyamber D’Souza, dokter Ka socda Johns Hopkins School of Public Health. 


Cilmi Baaris ay sameeyeen ayaa waxaa lagu ogaadey in uu sebabi karo HPV tipe 16 kankeraha ku dhaca afka.


Markii baaritaan dheer lamarsiiyay ayaa waxaa lagu ogaadey inuu haweenka ku dhaco boqolkiiba 2% dhanka ragga ay ka yahiin 0%.

Macnaheedu halista inuu ku dhaco kanker HPV16 ay aad uyar tahay"dad badan uu kudhacey ayaa jira laakiin waa laga daaweeyay" sida laga soo xigtey D’Souza Medical News Today.

Hadii ay jiraan lamaane wax badan horey u isticmaala jirey suura gal inuu Viruska ku dhaco laakiin saa'id halis uma ahan.

Waxaa suurta gal ah iney kala duwanaado hadii qof uu leeyahay lamaane badan uu lasameeyo seksi Oral.

Cilmi Baaris lasameeyay ayaa waxaa lagu sheegey seksi Oral lix qof iyo waxii kabadan iney halis utahaya inuu ku dhaco Kanker.

Inaad badaladid lamaanahaada Oral seksi suurta gal inuu qofka ku dhaco kanker afka 3,4 mar way kasii wayn tahya.

Laakiin Cilmi baaristu waxey sheegtey in Sigaarka uu boqolkiiba 20% ugu siidhow yahay waxa sebaba kanker. marka labarbar dhigo kuwa aan cabin sigaarka.

Waxaan Rajeynayaa Inaad ka faa'ideysan doonta.

Fikir-kaada kadhiibo walal.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada