Haweenka marka ay Garoobka noqdan oo la shegay in ay wax dabecad ah laheyn:-Xog Hoose,

Haweenka marka ay Garoobka noqdan oo la shegay in ay wax dabecad ah laheyn:-Xog Hoose,

daajis.com:-Sida aan wada  og sonahay waxaa jira arimo sababa in uu bur buro qoyska taas  oo kenta isku dhac badan iyo  fahmi weyto xoogan.


Habada waxa jira haweneyda marka la furo ayaa waxaa loo yaqanaa Garoob oo micnahedu tahay in la furay nin kii qabayne ay kala tageen.

Hablaha  la furay ayaa waxaa la soo baxa dabecado xun xun taas oo mar waliba  keenta in markale la fura.

Hadaba qodobadan hoose Kuxusan  si fican u aqri
1: Isla weyni aan meel gareynin taas oo alaahba raali ka aheyn.
2: Ninkeeda ay waji fican tusin mar waliba uu guriga joogo.
3: Haweenka ay iska racdo gurigeeda ayna dib usoo firin.
4: Danteeda ay gabto ilaa uu nin keeda ushego.
5:Caruurta ma daryeesho  Odaygane daa warkiisa.
6: Sooma dhaweyso dadka dariska ah iyo qarabada ninkeda, cidii ay ka dhalatay ay goyso.
7:Hadalo aan meel laheyn beey wad wadaa goortii kastaba iyo casirkastaba.
8: Telka Guriga ma dhigto ilaa uu xaajiga la hadlo moyaane.
Qodobadas aan oo shegnay iyo kuwo kasii badan ayaa jira balse intaas ayaan ku soo gaba gabeyneynaa wabilaahi towfiiq.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada