Haweenka markii lafuro ay Garoobka noqdan ayaa la shegay in ay wax dabecad ah laheyn.

Haweenka markii lafuro ay Garoobka noqdan ayaa la shegay in ay wax dabecad ah laheyn.

daajis.com:-Habada waxa jira dabeecado xumi lagu furo haweneyda, haweyneydasi ayaana marka la furo waxaa loo yaqanaa Garoob oo micnahedu tahay in la furay nin kii qabayne ay kala tageen.
Dumarka la furay ayaa waxaa la soo baxa dabecado xun xun taas oo mar waliba keenta in markale la fura.

Hadaba qodobadan hoose si fican u aqri
1: Isla weyni aan meel gareynin taas oo alaahba raali ka aheyn.
2: Ninkeeda ay waji fican tusin mar waliba uu guriga joogo.
3: Haweenka ay iska racdo gurigeeda ayna dib usoo firin.
4: Danteeda ay gabto ilaa uu nin keeda ushego.
5:Caruurta ma daryeesho Odaygane daa warkiisa.
6: Sooma dhaweyso dadka dariska ah iyo qarabada ninkeda, cidii ay ka dhalatay ay goyso.
7:Hadalo aan meel laheyn beey wad wadaa goortii kastaba iyo casirkastaba.
8: Telka Guriga ma dhigto ilaa uu xaajiga la hadlo moyaane.
Qodobadas aan shegnay iyo kuwo kasii badan ayaa jira balse intaas ayaan ku soo gaba gabeyneynaa wabilaahi towfiiq.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada