Laptop-ka Ma Saartaa Jilbaha ? Heerka Shaqo Ee Sariirta Ayuu Saameyn Ku Leeyahay.

Laptop-ka Ma Saartaa Jilbaha ? Heerka Shaqo Ee Sariirta Ayuu Saameyn Ku Leeyahay.

daajis.com:-Baarayaal ayaa shaaca ka qaaday in ragga Internet-ka Wi-fi-ga ah u isticmaala Laptop-yada ee saarta bowadada ee u dhaw xubinta taranka ninka in taas ay yareneyso oo ay hoos u dhigeyso qadarka shahwada ayna wax yeeleneyso xaniinta.

Waxaa la tilmaamay in shucaaca Electromagnetic ee ka so baxaya aalada Wireless Communication-ka in ay wax weyn u dhimayaan shahwada ragga bowdada saarta kumbiyuutarka nooca Laptop-ka .
Waxaa xusid mudan in qofka saacaado badan labtopka saarta canjarada ee u dhaw xubinta taranka in uu dareemayo cadaadis ah in malabyaroow uu isku soo aruurayo oo aad dareemeyso kabaabyo iyadoo ay adkag tahay in isla saacadaas aad sameyn karin kulanka sariirta maadaama in aad kacsato waqti iyo xod xodasho u baahnaaneyso .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada