Ma Ogtahay: Usbuuci Oo halmar galmo aad sameysaa in waxyaabo badan caafimaadkaga iska badali doonan

Ma Ogtahay: Usbuuci Oo halmar galmo aad sameysaa in waxyaabo badan caafimaadkaga iska badali doonan

daajis.com:- Ma Ogtahay: Usbuuci Oo halmar galmo aad sameysaa in waxyaabo badan caafimaadkaga iska badali doonan…maqaalkan yar ee kooban waxanu maanta kusoo qaadan doona dhowr arrimood oo u muhiim ah nolosha ninka sidaanu ognahay galmada oo xadkeega ladhaafiyo waxay keeni kartaa dhibaatoyin jidh ahaaneed iyo kuwo maskaxiyan ahba haddaba isku day in aad taladan qaadato si aysan noloshaada dambe ee mustaqbal aanad hawl gab dhanka galmada aha u noqon

Marka hore waxa wanaagsan in aad wakhtiyada galmada aad sameyn lahayd aad qorshayso si ma ahan inaad xiligii kacsi ku qabto uun aad raadiso galmo wax walba wuxu ku wanaagsan yahay in wakhti u gaar ah loo sameeyo galmadana waa sidaas oo kale

wakhtiyada ugu wanaagsan ee iyo maalmaha loo dhexaysiin karo ee galmada

waxa ugu fiican in ninku galmo sameeyo usbuuci halmar ama labadii usbuuc halmar taasi ayaa ugu caafimaad badan waxa aad ka dhaxlaysa inaad galmada ka raagto xiiso saa’id ah iyo kacsigaaga oo marba marka ka dambeysa sii kordha sidoo kale qaabka uuu ushaqeeyo wareega dhiiga iyo wadnaha oo iyaguna toosba si fiicana u shaqeeya

dhanka xaaska:   xaaskaga oo aad galmada ka raajisaa waxay kasii qaada jaceyl saa’id ah oo ay kuusii qaado iyo xiiso

ISKA ILAALI INAAD 24 SAAC XAASKAAGA GUSKA LA DUL JOOGTO TAASI WAXAY KEENAYSA QOYSKA OO BURBURA AMA JACEYLKII IYO KALSOONIDII OO MEESHA KA BAXDA

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada