MUUQAAL: Faysal waraabe oo sheegay Inuu Wada hadal u furmay Xubnihii iska Casilay Maamulka Siilaanyo (Daawo)

MUUQAAL: Faysal waraabe oo sheegay Inuu Wada hadal u furmay Xubnihii iska Casilay Maamulka Siilaanyo (Daawo)

daajis.com:- Faysal Cali waraabe ayaa maanta magaalada Hargeisa ka sheegay inuu wada hadal u furmay Xisbigiisa UCID iyo Xubnihii dhowaan kasoo cadhooday Xisbiga Kulmiye, Kuwaasi oo la baxay Isbahaysiga, Sidoo kale wuxuu ka hadlay Faysal Waraabe Loolan ay bilaabeen Cabdiraxmaan Cirro iyo Muuse Biixi iyadoo shacabkii maamulkaasi ay Bakhtinayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada