MUUQAAL: Galmudug oo samaysatay Ciidan Nabad Sugid ah iyo Dagaal ay kusoo Furteen Nin u dhashay Kenya

MUUQAAL: Galmudug oo samaysatay Ciidan Nabad Sugid ah iyo Dagaal ay kusoo Furteen Nin u dhashay Kenya

daajis.com:- Ciidamada Nabad-sugida Galmudug ayaa Howl-gal ay sameeyeen waxay kusoo Furteen Nin  u dhashay dalka Kenya oo Afduub loo haystay, iyadoona lasoo qabtay Maleeshiyaadkii Afduubka u haystay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Waxaa intaasi kadib warbaahinta si wada jir ah ula hadlay Madaxda Galmudug iyo sidoo kale ninka u dhashay dalka Kenya oo ka mahad celiyey sida loosoo Bad-baadiyey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada