MUUQAAL: Gabadh ka timid magaalada Hargeisa, Maxay kala kulantay goobaha Dalxiiska ee Muqdisho (Daawo Waraysi)

MUUQAAL: Gabadh ka timid magaalada Hargeisa, Maxay kala kulantay goobaha Dalxiiska ee Muqdisho (Daawo Waraysi)

daajis.com:- Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa Mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa laga dareemay Horumar balaadhan, Waxaana sidoo kale magaalada Muqdisho laga hirgeliyey Goobo dalxiis oo kala duwan.


Qaar ka mid ah Saxafiyiinta ka howl-gala magaalada Muqdisho ayaa soo dhowayn u sameeyay Gabadh uga timid magaalada Hargeisa, Iyagoona soo daawad siiyey Goobaha dalxiiska, Ugu danbayntii Saaray FARAS, oo sheegtay in ayna horey u fuulin, Waxayna ka warantay waxay kala kulantay Muqdisho.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada