Muuqaal: Shirka looga hadlayo Arimaha Soomaaliya ee ka furmay dalka Turkiga Iyo Mas’uuliyiin badan oo ka qayb galay

Muuqaal: Shirka looga hadlayo Arimaha Soomaaliya ee ka furmay dalka Turkiga Iyo Mas’uuliyiin badan oo ka qayb galay

daajis.com:- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa magaalada Istanbul ka furay shirka Madasha 6aad ee heerka sare ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, kaasoo looga hadlayo arrimaha amniga iyo siyaasada Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Madax ka socota Maamul goboleedyada qaar, Xildhibaano iyo ergo ka socota 50 dal iyo Hey’ado caalami ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada