Muuqaal:- meeydka ninkii isku qarxiyay Daallo oo go-go-ay

Muuqaal:- meeydka ninkii isku qarxiyay Daallo oo go-go-ay

daajis.com:- Daawo meeydka ninkii isku qarxiyay Daallo Airlines ee ku dhacay Degmadda Balcad. sidoo kale qeybta bidix ka daawo CCTV Video muhiima. Ninkaan oo ah 55 jir ku dhashay Hargeysa waxaa lagu magacaabaa Abdillahi Abdisalan Boodhle wuxuuna ahaay Sarkaal hoowlgaba oo ka tirsanaa Sirdoonka Somaliland.

CCTV Camera ku rakiban garoonka Muqdisho ayaa laga dhex arkay isagoo garoonka dhexdiisa ka qaadanaa qof u soo gudbiyay Laptop.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada