Sawir: Maxay weerarada ugu darran Xamar uga dhacaan marka uu Xasan Sheekh maqan yahay?

Sawir: Maxay weerarada ugu darran Xamar uga dhacaan marka uu Xasan Sheekh maqan yahay?

daajis.com:- Sawirkaani ayaa kaga marqaati furaaya dhacdooyinka ka dhaca magaalada Muqdisho ee ka qarsoon shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna yahay mid lagu muujiyay in Villa Somalia kaliya la weeraro xiliyada uu kamaqan yahay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud.

Weerarada Ismiidaaminta, Qaraxyada iyo weerarada kale ee ka dhaca Villa Somalia sida duqeymaha ayaa waxa ay dhacaan goorta uu Madaxweynaha dalka ka safro waxa ay su’aashu tahay arrintaani cadeynta leh dareen intee la’eg ayay ku galineysaa?
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada