Sharciga Xisbiyada Siyaasadda Dalka oo loo Gudbinayo Baarlamaanka (Dhagayso)

Sharciga Xisbiyada Siyaasadda Dalka oo loo Gudbinayo Baarlamaanka (Dhagayso)

daajis.com:- Gudoomiyaha Gudiga arimaha gudaha iyo amniga ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa Shaaciyay in lagu soo wareejiyay sharcigii Xisbiyada siyaasadeed ee uu wadanka yeelan lahaa.

Xisbiyada siyaasadeed ee hadda dalka ka jira oo ku dhow ilaa 30-xisbi Siyaasadeed ayaa waxa ay qaab KMG ah uga shaqeeyaan gudaha dalka Soomaaliya kuwasi oo sharci sugaya in lagu meel marsiiyo, waxaana xisbi loo aqoonsan doonaa oo kaliya Xisbiyada buuxiya nidaamka loo dajiyay.
Dahir Amiin Jeesow oo ah gudoomiyaha gudiga arimaha gudaha iyo amaanka Barlamaanka oo warbaahinta kula hadlay aqalka Barlamaaka ayaa sheegay in sharcigan laga soo gudbiyay xafiiska Ra’iisul wasaaraha haddana iyaga uu gacanta ugu jiro markii ay isku raacaana loo gudbin doono Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya si loo meel mariyo.

Halkaan ka DHAGAYSO

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada