Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay 29 wadan oo African ah (CADEYN)

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay 29 wadan oo African ah (CADEYN)

daajis.com:- Wadanka Soomaaliya ayaa waxaa uu kaalinta koowaad dhanka ku hadalka kaararka isgaarsiinta ka galay dalal badan oo ku yaala qaarada Africa, iyadoo dagaalo sukeeyo dalka Soomaaliya ay ka dhacayeen muddo ka badan 20 sano.

Dalka Soomaaliya ayaa la sheegay inuu ugu raqiisan yahay ku hadalka kaarka marka laga soo wacayo dalalka Dibadda, waxaana lala barbar dhigay dhaqaalaha ku baxa wadamada kale marka dibada laga soo wacayo, waxaana la sheegay in qiimaha  “outgoing Calls” uu yahay $2.53 Doollar.

Warbixin lagu daabacay wargeyska Africa review ayaa lagu soo bandhigay qiimaha ku hadalka telefoonada gacanta iyadoo meelo badan laga eegayo.

Warbixinta waxaa lagu xusay in Soomaaliya ay tahay dalka ugu faqiirsan Geeska Africa,20 sano oo dawlad la’aan ahna ay soo martay hadana ay noqotay dalka ugu jaban isgaarsiinta gaar ahaan   isticmaalka telefoonka gacanta.

Soomaaliya waxay noqotay dalka ugu raqiisan halka Zimbabwe ay noqotay dalka ugu qaalisan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada