Tahriibayaal Soomaali ah oo si Sharaf leh Loogu aasay Dalka Talyaaniga (SAWIRRO)

Tahriibayaal Soomaali ah oo si Sharaf leh Loogu aasay Dalka Talyaaniga (SAWIRRO)

daajis.com:- Dhalinyaro Soomaaliyeed oo doonayay inay dalka Talyaaniga ku soo galaan Tahriib ayaa oo ku geeriyodad gudaha badda kadib markii ay la qalibmatay doonidii ay la socdeen, Tahriibeyaashanu ayaa Meydadkooda waxaa laga helay Xeebaha dalkaasi Talyaaniga kuwaas oo ay baddu soo tuftay.

Wararka ayaa sheegaya in Dhalinyaradii doonida saarnaa ay intaasi ka badnaayeen, waxaana hadda la helay oo kaliya 13 qof kuwaasi oo si sharaf iyo wadaninimo ku jirto loogu aasay dalkaasi talyaaniga, iyadoo aaskaasina ay ka soo qayb galeen dad badan oo soomaali ah iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Talyaaniga iyo kuwo ka socda Safaarada Soomaalida ee Wadankaasi Talyaaniga.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada