Timaha Oo Daata, Iyo Kacsi La`aan Ayay Siigada Keentaa

Timaha Oo Daata, Iyo Kacsi La`aan Ayay Siigada Keentaa

daajis.com:- Siigeysasho ama waxa loo yaqaanno “masturbation” waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka.
Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay ka mid yihiin:


1- Daal iyo tabardarri joogto ah
2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose ah
3- Timaha oo yaraadaan ama daataan
4- Kacsi la’aan iyo biyo-bax degdeg ah (Hawlgabka kacsiga ee dhalinta)
5- Aragga oo caad yeesho
6- Bisqinleyda iyo xiniinyaha oo xanuuna
7- Xanuun iyo casiraad laga dareemo moqor miskeedka iyo dabaqanaanta.
8- Qofku wuu ku walfi karaa oo dhib ayay hadhowdii ku noqoneysaa in uu iska gooyo caadadaan.
9- Wuxuu kaloo keenaa waxa loo yaqaano “Semen leakage” oo ah in biyuhu soo dareeraan iyadoo wax dareen kacsi ah uusan jirin.
10- Dhibaato nafsaani ah sida hilmaamidda iyo xifdin la’aanta.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada