U Gaar Ragga: Xaaskaada Ula Dhaqan Habkaani Aad Ayay U Jecel Yihiin Haweenka

U Gaar Ragga: Xaaskaada Ula Dhaqan Habkaani Aad Ayay U Jecel Yihiin Haweenka

daajis.com:-Ragga badan ayaa ku jahwareesan in ay hab Romantic ah ku maareeyaan nolosha gurigooda iyaga oo xaaladaha aysan careysan tahay xaaska ama wax tabeyso si wacan ula dhaqmin .

Hadaba fariimahaan waa muhiim hadaad raacdana xaaska waxaan dhan-dhasiisay jaceyl iyo naxariis .
1- Marka ay aamusan tahay weydii dhibka haysta .
2-Marka ay iska kaa indho tireyso waxaad siisaa ihtimaamkaada buuxa.
3-Marka ay soconeyso oo ay dooneyso in ay ka fogaato ku biir haka harin .
4-Marka ay cabsaneyso ilaali oo wehli .
Marka ay kuula kaftameyso la kaftan oo ka qosolsii .
Marka Ay ku Riixeyso(ku kala tuureyso) ama ay ku dharbaaxeyso Qabo hana ka tagin ka dib una sheeg in aad jeceshahay .
Marka ay dooneyso in ay ka fogaato xoogaa (ka tagto) haka ku raacin fikirkaasi .
Marka aad aragto in ay ku jirto dhibato midii ugu xumeyd ku dheh waad qurxoon tahay .
Marka aad aragto iyada oo ooyneysa xabad gili erayna haku oran .
Marka ay kugu turaahdo oo ay ku sheegto in aad cajab gilisay u sheeg in iyada ka daran tahay oo aad ku qanacsan tahay .
Marka ay sir kugu qarsato u xafid qofna ha u sheegin .
Marka ay ku sii fiirineyso indhahaada haka jeedin illaa iyada ka jeediso .
Marka ay xanaaqsan tahay xabad gili si xoogan .
Marka ay kugu tirahdo wax waliba sidii laga rabay waaye haka yeelin oo dhibka haysta kala hadal .
Ula dhaqan in ay ku tahay qofka ugu muhiimsan noloshaada.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada