Daawo:-Fadeexad Mo Farah Iyo Arrin Dood & Muran Badan Dhaliyay iyo Xaaskiisa oo Dacwad Kusoo Ogtay

Daawo:-Fadeexad Mo Farah Iyo Arrin Dood & Muran Badan Dhaliyay iyo Xaaskiisa oo Dacwad Kusoo Ogtay

daajis.com:-   Orodyahanka caanka ah asalkiisu Soomaaliga yahay balse u ciyaara dalka Ingiriiska ee Mo Farah ayaa sawir uu soo dhigay bartiisa Facebook waxaa ka dhashay muran badan.

Mo Farah ayaa la sawiran gabar uu magaceeda ku sheegay Jessie J oo aan xaaskiisa ahayn isla markaana xubno muhiim ah oo jirkeeda ka mid ah ay banaanyihiin.

Dadka Muslimiinta ee taageera xidigaan ee u badan Soomaalida ayaa aad uga carooday sawirkaan halka dadka Gaalada in badan oo ka mid ah ay difaacayeen.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada